Wafdigii Madaxweyne Farmaajo oo lagu soo dhoweeyey Asmara (Sawirro)

Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu horkacayo oo saaka ka ambabaxay dalka ayaa gaaray magaalada Asmara ee dalka Eritrea. Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa garoonnka dayuuradaha Asmara ku soo dhoweeyey  dhiggiisa Isaias Afwerki iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan dowlada wadankaas. Soo dhoweyn ka dib labada Madaxweyne ayaa kulan xasaasi ah waxaa uu uga … Continue reading Wafdigii Madaxweyne Farmaajo oo lagu soo dhoweeyey Asmara (Sawirro)